Sargaal sare oo katirsan Al Shabaab oo Madaxiisa la dul dhigay 5-Milyan oo Dollar

Dowlada Mareykanka ayaa baadi goob xoogan ugu jirta sargaal sare oo katirsan kooxda Al Shabaab kana soo jeeda dalkeeda, waxaana sargaalkan mudo sanado ah uu kamid yahay xubnaha sar sare ee ajaaniiba la jooga Al Shabaab. FBI-da Mareykanka ayaa sheegtay in la abaal marinayo cidii keenta xog lagu dili karo ama lagu qaban karo Jehad Serwan … Continue reading Sargaal sare oo katirsan Al Shabaab oo Madaxiisa la dul dhigay 5-Milyan oo Dollar